Maamulka Puntland oo beeniyey hadal uu warbaahinta siiyey Duqa magaalada Boosaaso

Wasiirka Amniga maamulka  Puntland C/Samad Galan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidanka Gorgor ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka bari. “Majiro ciidan Gorgor ah oo ka dagaalamaya Boosaaso, Arintaas cidii ka hadashay baa la waydiinayaa Laakiin ogaalkayo ma jiraan,” ayuu yiri Wasiirka Galan ayaa sheegaya in cida ay … Continue reading Maamulka Puntland oo beeniyey hadal uu warbaahinta siiyey Duqa magaalada Boosaaso